Skip to main content
The Red Cross Emblem is a special protective sign
Login |  0 item(s): £ 0.00 Text size Sitemap Help
Advanced search
 

Soomaali

Dagaal? Masiibo? Miyuu kaa lumay xidhiidhkii aad la lahayd qoyskaaga jira dibedda?

La xidhiidh Ururka Laanqayrta Cas ee Ingriiska (British Red Cross)

Miyaad la xiriiri weyday qoyskaaga/reerkaaga?
Gooraha qoysaska uu kala qaado dagaal, colaad siyaasadeed ama aafooyin kale, Laan Qayrta Cas ee Britishka waxay ka dadaalaan si uusan u kala go'in xiriirka qoysaska.

Adeegga Baadiddoonka iyo Akhbaar Gudbinta ee Caalamka waa

  • lacag la'aan waana qarsoodi
  • mid uu maamulo Guddiga Caalamiga ee Laan Qayrta Cas (International Committee of Red Cross - ICRC) iyo Laan Qayrta Cas iyo Ururada Adduunka ee Bisha Cas
downloads

Downloads

Information sheetOpens in a new window
(PDF Document)
AccessibilityContactLegalPrivacy
© British Red Cross 2008
British Red Cross, UK Office, 44 Moorfields, London EC2Y 9AL Phone: 0844 871 11 11. Fax: 020 7562 2000.
The British Red Cross Society, incorporated by Royal Charter 1908, is a charity registered in England and Wales (220949) and Scotland (SC037738).